Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane,Telesom Iyo National Oo Wasiirka Macdanta & Tamarta ku Eedeeyay In Uu Caadis Ku Hayo, fariina Udiray Madaxwaynaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane,Telesom Iyo National Oo Wasiirka Macdanta & Tamarta ku Eedeeyay In Uu Caadis Ku Hayo, fariina Udiray Madaxwaynaha Jsl.
March 18, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(W,N): Masuuliyiinta Shirkadaha Bixiya Adeega Laydh Ee Gaafane ,Telesom Iyo Indha Birta ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cadaadis uu ku hayo Wasiirka  macdanta Iyo Tamarta ee somaliland,

sidoo kale masuuliyiinta ayaa eedo culus usoo jeediyay wasiirka macdanta oo ay sheegeen in uu cid gaara doonayo in Kooto ugu xidho Fidinta Laydhka Caasimada kaasi oo sida ay xuseen ay ku eedeeyeen in uu shirkada Som power si gaara usiiyay ogolaasho

Xubnahan ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu talaabo ka qaado wasiirka macdanta

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS