DAAWO; Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lala Yeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu kaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lala Yeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu kaga Hadlay!
March 21, 2018 - Written by Editor:

PROF SAMATER IYO ARAGTADA UU KA QABO Heshiiska Dekeda Berbera Iyo  Faro Galinta  Maamulka Muqdisho + Guushii Xisbiga kulmiye.

HARGAYSA(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamida Aqoonyahanka Reer Somaliland Isla Markaana kamid ahaa Shaqsiyaadkii Doorka Muhiimka ah ka Qaatay Guushii xisbiga kulmiye ku hantay kursiga dalka ugu sareeya ayaa waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo lala Yeeshay Wuxu kaga Hadlay Sida Uu u Arko Heshiiska Dekeda Berbera ee Dp World, Doorka Etoobiya Ee Saamiga Dekeda,

Dhanka kale Orof samater ayaa Waxaan micno badan samaynayn ku Tilmaamay faro Galinta Maamulka Somaliya ee Heshiiska Dekeda Berbera

Sidoo kale Prof Samater Ayaa wax Laga Waydiiyay Doorashadii Dalka ka Dhacay iyo ka maqnaashaha Xukuumadii Uu lahaa Guusheeda,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan;

COMMENTS
LINKS