Daawo: Mudaharaad Aan Loo Kala Hadhin Oo Maanta Gilgilay Magaalada Burco Iyo Shacabka Oo U Quus Gooyay Dawlada Xamar
March 15, 2018 - Written by Reporter:
Burco (W,N):- Shacabka Magaalaada Burco ayaa maanta iskugu soo baxay Mudaharaad Balaadhan aanay u kala hadhin oo ay ugu quus gooyeen Dawlada taagta daran ee xamar, Waxaana Mudaharaadkaas kala qayb galay Shacabka Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Maamulka Gobolka Togdheer.