|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Baaqii Cirro Ee Ahaa In La Kala Diro Kominshanka Doorashooyinka
March 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka jawaabey warqad codsi ah oo dhawaan ka soo gaadhay xisbiga Waddani taas oo nuxurkeedu ahaa in la kala diro kominshanka doorashooyinka.
Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in aaney warqadaasi waafaqsanayn sharciga dalka u yaala isla markaana uu ku celiyey xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/68tbG01wcSQ
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Abwaan Axmed Aw Geedi Oo Ibo Furay Maanso La Baxday Garbo-Diir Oo Uu Ku Dhaliilayo Xukunka Madaxwayn... Daawo:Wasiirka Ciyaaraha Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uu U Soo Jeediyay Xil.Xasan Cawaale Caynaan Kuna Sif... Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Ukraine Xili Ay Ciidamaa Ruushku Gudaha Ugaleen Caasimada Kyiv Iyo D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|