DAAWO ; Madaxwaynaha Jsl Oo Shaaciyay Qodobo Muhiim ah Oo Ay ka Dalbadeen Dawlada Emaraadka Carabta Iyo kuwa Ay Ogolaadeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Madaxwaynaha Jsl Oo Shaaciyay Qodobo Muhiim ah Oo Ay ka Dalbadeen Dawlada Emaraadka Carabta Iyo kuwa Ay Ogolaadeen,
March 17, 2018 - Written by Editor:

“Madaxda Dalka Imaaraadka Carabta Ee Aan la kulmay waxaanu ka Codsanay Inuu Aqbalo Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland,Iyo Sidoo kale Xoolaha Oo u Dhoofi Jiray Sucuudiga” Madaxwayne Biixi

DUBAI(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Bixi Cabdi iyo Waftigii Uu Hogaaminayay oo wali ku sugan Magaalada Dubai ayaa markii ugu Horaysay Si Qotodheer uga Warbixiyay Qodobo Muhiim ah oo ay hor Dhigeen Madaxda Dawlada emaaraadka carabta.

Sidoo kale madaxwaynaha ayaa sheegay in ay Qaarkamida Qodobadan oo dhamaan muhiim ah dawlada somaliland iyo shacabkeeda ay jiraaan kuwo ay isla qaateen bilowgooda ayna jiraan masuuliyiinta u shaqada leh ee Somaliland ay hada usoo Ambabaxeen safar ay ku tagayaan Magaalada Dubai Ee Waftigan Madaxwaynuhu Wali  ku Sugan Yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/RuSai4aNU7M

 

 

COMMENTS
LINKS