Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu beeniyay Warar sheegayay in ay Xukuumadu Gunadii ka joojisay 9 Wakiil oo Somailand u qaabilsan Dibada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/a3Wg6HUBzwk