Daawo: Ilaalada Goroon Ku Yaal Dalka Jarmalka Oo Si Fool Xun Ula Dhaqmay Orodyahan Mo Farah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ilaalada Goroon Ku Yaal Dalka Jarmalka Oo Si Fool Xun Ula Dhaqmay Orodyahan Mo Farah
March 7, 2018 - Written by Reporter:

Munich (W,N):- Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ee dalka Ingiriiska uga qeyb gala ciyaaraha orodada ayaa sheegay in ilaalada garoon ku yaala dalka Jarmalka ay si fool xun ula dhaqmeen xili uu u safrayay dalka Itoobiya.

Afhayeen u hadlay Mo Farahan waxaa uu sheegay in dhacdadaasi ay shalay oo Salaaso aheyd ka dhacday dalka Jarmalka, xili Mo Farah uu kusii jeeday Itoobiya, halkasi oo uu tababar ku qaadanayo.

Waxaa kale oo uu afhayeenka sheegay in dhacdadani mid ula kac ah, isla markaana si aan cadaalad aheyn loola dhaqmay Mo Farah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS