DAAWO; Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyadii Golaha+Tirada kasoo Xaadirtay fadhiga.
March 25, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Golaha Deegaanka Gobolka Maroodi Jeex Ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta Yeeshay kal fadhigoodii 13aad ee ay yeeshaan goluhu Kaasi Oo lagaga Doonayay Miisaaniyada Golaha.
Ugu horayna Waxaa furay Kalfadhiga Maayarka Caasimada Iyo Xoghaya Golaha Deegaan,