|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ganacsade Cali Cumar Guleed Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Habdhaqanka Golaha Wakiilada. Muxuuse ka Yidhi Xidhiidhka Somaliland Iyo Jabuuti?
March 12, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Ganacsade Cali Cumar Guuleed oo kamida Ganacsatada reer somaliland ayaa ka hadlay Heshiiska Dekeda berbera Iyo Shirkada Dp World. sidoo kale Ganacsade Cali Cumar ayaa waxlaga xumaado ku Tilmaamay Habdhaqankii golaha wakilada somaliland ee shalay iyo sidii ay wasiirka Arimaha Dibada u Hadlayeen, Dhanka kale ganacsade cali ayaa ka hadlay xidhiidhka soo jireenka ahaa ee ka dhexeeya somaliland iyo dalka jabuuti. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidha Gabile... Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Kulan Qado Sharaf Ah Usameeyay Dhalinyarada Ciyaaraha Ee ... Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Ku Tilmaamay Marxuum Abwaan/Macalin Cali Xasan Aadan (Cali B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|