|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Wadada Isku Xidha Xaafadaha Jig Jiga Yar, Xero Awr Iyo Idaacada.
March 22, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Ayaa Saaka Bilowday Dhismaha Jidka Halbawlaha ah Ee Isku Xidha Xaafadaha Jig Jiga Yar, Xero Awr iyo Idaacada Kaasi Oo ah Wado Aad Ugu Muhiim ah Isku Socodka Degmooyinka Ugu Balaadhan Caasimada Hargaysa. Waxaana Sida ay wax usocdaa ka Warbixiyay Qaarkamida Hawlwadeenada Dawlada Hoose oo Iyagu ku Sugnaa goobta Shaqada Dhanka kale Dadwaynaha ayaa soo Dhaweeyay Dhismaha Jidka iyo Wax Qabadka Dawlada Hoose, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Madasha Watashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Xaalada Dalku,Dhaliilana ... Madaxweynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Bahda Garsoorka Somaliland Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Marxuum Sh Cali... Halkan Ka Daawo Xibiga mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedaymo Uu Gudoomiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|