DAAWO; Cuqaasha Iyo Odayaasha Beesha Cali Xareed Oo Gaashaanka Ku Dhuftey Caaqil Been Abuur ah, Shaaciyayna Go,aanka Beesha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Cuqaasha Iyo Odayaasha Beesha Cali Xareed Oo Gaashaanka Ku Dhuftey Caaqil Been Abuur ah, Shaaciyayna Go,aanka Beesha.
March 1, 2018 - Written by Editor:

GABILEY (W,N) Cuqaasha iyo waxgaradka beesha cali xareed oo kamida beelaha dega Gobolka Gabiley ayaa Shir ay iskugu imaadeen kadib ganafka ku dhuftay caleemo saarka caaqil  aan beeshu isku raacin ahayna cidii halayd Jiif Caaqilnimada beesha

Sidoo kale Cuqaashan ayaa shaaciyay wakhtiga la caleemo saarayo Jiif guud ee bsshu isku raacsan tahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS