Gabiley (W,N):- Shacab waynaha Reer Gabilay ayaa maanta iskugu soo baxay Banaan bax balaadhan oo ay ku taageerayaan Heshiiska Dekeda Berbera islaarkaana ay ugu qoys goynayaan Dawlada Xamar, waxaana banana baxaa shacabaka kala qayb galay Maamulka iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley.
Hakan hoose ka daawo muuqaalka