|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Baarlamaanka Dalka Canada Oo Somaliland Ku Amaanay Hanaanka Doorashooyinka Iyo Xasiloonida Ka Jirta.
March 28, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xubno kamida xildhibaanada baarlamaanka dalka Canada ayaa warbixiyay hanaanka doorashooyinkii ka dhacay Somaliland dabayaaqadii 2017 iyo xasiloonida ka jirta dalka jamhuuriyada Somaliland. Qudbad uu XIldhibaan Chandra Arya kajeediyay baarlamaanka oo ku saabsan doorashdii madaxtooyada Soomaliland iyo Xasiloonida ka hirgashay jamhuuriyada Soomaliland . HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|