DAAWO ; 14 Qof Oo ku Guulaystay Imtixaan Loogu Tartamay Shaqaalaha Dabdamiska Magaalada Gabiley Iyo Shuruudaha lagu kala Reebayay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; 14 Qof Oo ku Guulaystay Imtixaan Loogu Tartamay Shaqaalaha Dabdamiska Magaalada Gabiley Iyo Shuruudaha lagu kala Reebayay,
March 8, 2018 - Written by Editor:

GABILEY (W,N) Masuuliyiinta Ciidanka Damdamiska Somaliland ayaa Shaacinyay Natiijada  xubnihii ku Guulaystay shaaqle loo doonayay ciidanka dabdamiska gabiley kuwaasi oo ay utartameen dhalinyaro kor udhaafaysa 165 qof oo  U Fadhiistay Imtaxaanka Ciidanka Dab-Damiska Qaranka Ee Gobolka Gabiley.

COMMENTS
LINKS