Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Shir Beeleed Ay Qabsanayaan Beelaha Dega Gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Shir Beeleed Ay Qabsanayaan Beelaha Dega Gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn
March 2, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (W,N):- Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Prof, Cali Khaliif Galaydh ayaa waxaa uu ka hadlay Shir Beeleed Maalinta Berito ka Furmaya Deegaanka Xidh Xidh ee Gobolka Sool oo ay qabsanayaan Beelaha Dega Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/HhEOX0THBVY

COMMENTS
LINKS