“Cabaashooyinka Ay Telesom Sheegtay Qaar Baan Goob Joog Ka Ahaa Markii Aan Wasiirka Ahaa Oo Jira”..Siyaasi Geel Jire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cabaashooyinka Ay Telesom Sheegtay Qaar Baan Goob Joog Ka Ahaa Markii Aan Wasiirka Ahaa Oo Jira”..Siyaasi Geel Jire
March 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo hore xilal Wasiirnimo uga soo qabtey Xukuumada madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu maanta ka hadley cabashooyin dhawaan ka soo yeedhay shirkada Telesom.

Sidoo kale Siyaasi Geel Jire ayaa sheegay in cabashooyinka ay Telesom ay sheegtay uu goob joog u ahaa markii uu wasiirka ahaa taas oo ay ka mid tahay arinta xadhiga Fiber Opic -ga ee Internet-ka waxaana uu sheegay in xukuumadan cusub ee Kulmiye ay waajib saaran ku tahay in shirkadaha dalka ka jira loo cadaalad sameeyo maadama oo shirkada dalka leeyahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS