Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii Ale Ha U Naxariistee Abwaan Basbaas | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii Ale Ha U Naxariistee Abwaan Basbaas
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)  ayaa ka Sheekeeyay Taariikh nololeedkii Facawaynaa iyo  kaalintii Fanka Soomaaliyeed  uu ku lahayaa Ale ha u naxariistee Abwaan Ismaaciil Cabdi Guure Baasbaas oo ahaa tiirarkii waawaynaa ee Hobaladii Waaberi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS