Banaanbax Aan Loo Kala Hadhin Oo Lagu Taageerayo Heshiiska Dekeda Berbera Oo Ka Dhacay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Banaanbax Aan Loo Kala Hadhin Oo Lagu Taageerayo Heshiiska Dekeda Berbera Oo Ka Dhacay Magaalada Hargaysa
March 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Dadwaynaha Magaalaada Hargaysa ayaa maanta iskugu soo baxay Banaanbax Balaadhan oo aanay u kala hadhin oo ay ku taageerayaan Heshiiska Dekeda Berbera, Waxaana isku soo baxyadaa kala qayb galay Shacabka Hargaysa  xubno Wasiiro ah oo Xukuumada ka tirsan, Maayarka Caasimada Hargaysa, Qaar ka mid ah Taliyaasha Ciidamada iyo Masuuliyiin kale.

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/0np33T9VJ-k

 

COMMENTS
LINKS