Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Maamulka Degmada Tog Wajaale, Amaro Culusna Dul Dhigay Laamaha Dawlada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Maamulka Degmada Tog Wajaale, Amaro Culusna Dul Dhigay Laamaha Dawlada
March 11, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N):- Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax ayaa waxa uu maanta kulan balaadhan la qaatay Maamulka Degmada Tog Wajaale waxaana uu laamaha kala duwan ee Dowlada uu ku Amray in lacag aan ahayn Shilinka Somaliland lagu qaadi karin Cashuurta Dowlada.

.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS