Gabiley (W,N):- Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi ayaa Deeq Lacageed oo ay soo direen Haween qurba jog ahi ayaa waxa uu ku wareejiyay Xarunta Agoomaha Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka