|
|||||
WAJAALE NEWS
Baashe Cali Jaamac Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyay Labada Gole Qaran
March 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Biyaha Xukuumadii Siilaanyo Baashe Cali Jaamac ayaa naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Muuse Biixi ka hor jeediyay Labada Gole Qaran isagoo sheegay in ayayd khudbad wax micno ah aan ku fadhiyin oo ay ahayd barnaamijyadii ay hore u sheegeen uun. Sidoo kale Baaashe Cali Jaamac waxa uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Ku dhaliilay inay ka cago jiidayso heshiisyadii lagu galay Deegaanada Awr Bogays iyo Adhi Cadeeye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Sariimada Magaalada Oo Dib Udhis Iyo Habayn Lagu Samaynay... “Waxay Cabsi Badani Naga Haysaa Ayaxii Sanadkii Hore Meelihii Uu Ugxaanta Kaga Tagay” Wasirka Beera... Guddida Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiillada JSL, Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Aaf... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|