Agaasimaha Dp World Oo Si Adag Ugu Jawabay Dawlada Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Dp World Oo Si Adag Ugu Jawabay Dawlada Soomaaliya
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Abu Dubai (W,N):- Agaaasimaha Guud Ee Shirkada Dp World ayaa waxaa uu si kulul uga hadley hadal dhawaan ka soo yeedhay dawlada Somaliya kaas oo ku saabsanaa heshiis saddex geesood ahaadhex maray Somaliland , Itoobiya iyo Dp World.

Sidoo kale Agaasimaha ayaa sheegay in aaney Soomaaliya heshiiskaas waxba ka qaadi karin isla markaana Somaliland ay tahay dal madax banaana mudo 27 sanno ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS