Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Hargaysa Oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Ka Dhacay Dawlada Hoose | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Hargaysa Oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Ka Dhacay Dawlada Hoose
February 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Xoghayihii hore ee dawlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay Xoghayahaa Cusub ee dhawaan loo soo magacaabay Dawlada Hoose.

Sidoo kalena Xoghayihii hore ayaa waxaa uu soo bandhigay musuq maasuq ka dhacay Dawlada Hoose Hargaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/C49ykp3q4Es

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS