Xisbiga Ucid Oo War Saxaafadeed Ka Soo Saarey Mawqifkiisa Shirkada Maalgashi Ee Xukuumadu Ka Diwaan Gelisay Imaraadka
February 13, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (W,N):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa War Saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in ay gudi Aqoonyahano ah ay u sareen inay daraasad ku sameeyaan Shirkada Maalgashi ee Xukuumada Somaliland ay ka diwaan gelisay wadanka Imaaraadka Carabta.