|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxbarashada Dalalka Soo Koraya Oo Loogu Deeqay 2.3 Bilyan Oo Dollar
February 4, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):-Hogaamiyayaasha caalamka ee ka qeybqaadanaya shir caalami ah oo ka soconaya waddanka Senegal ayaa waxa ay ku deeqeen in ka badan 2.3 bilyan oo doolar si sare loogu qaado dhaqaalaha lagu bixiyo waxbarashada dalalka soo koraya.
Dadka soo qabanqaabiyay shirkaasi ayaa waxa ay sheegeen in kharashkaasi ay ku deeqeen wadammada deeqda bixiya uu yahay mid aad u sarreeya markii la barbar dhigo 1.3-da bilyan ee doolar ee waxbarashada lagu bixiyay saddexdii sanno ee la soo dhaafay. Related posts:Xadhiga Murashaxiinta Xisbiga UCID Ma U Muuqdaa In uu Hordhac Yahey Xanjarafada Xukuumadu La Damacsa... Fanaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise oo si weyn usoo Hambalyeysay Kooxda Xidigaha Geeska ee ka D... Golaha Wakiillada Oo madaxweyne Biixi Ka Diiday In Xilka Laga Qaado Komishaneer Cabdicasiis Xirsi Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|