Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Magaalada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Magaalada Berbera
February 5, 2018 - Written by Reporter:

Berbera(W,N):-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland  ayaa maanta kormeer ku tagay Haaamaha Kaydka Shidaalka ee Magaalada Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/gT0Jtc3qfDQ

COMMENTS
LINKS