Wasiirada Maalgashiga Iyo Maaliyada Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedada Loo Aasaasay Shirkad Imaaraadka Laga Hirgaliyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Maalgashiga Iyo Maaliyada Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedada Loo Aasaasay Shirkad Imaaraadka Laga Hirgaliyay
February 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada Iyo hurumarinta Maalgashiga Somaliland ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen Shirkad Maalgashi oo laga Aasaasay Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta waxaanay faah-faahin ka bixiyeen ujeedada loo Aasaasay Shirkada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS