Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Uga Yimid Maareyihii Hore Ee Telefishanka Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Uga Yimid Maareyihii Hore Ee Telefishanka Qaranka
February 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland ayaa waxaa ayaa si adag uga jawaabtey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid maareyihii hore ee telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Cakule.

Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqyo iyo Agaasimaha Maamulka iyo lacagta ee Wasaaradaasi Md Xassan Maxamuud Maxamed  ayaa eedeymahaas si adag uga jawaabey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS