|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Uga Yimid Maareyihii Hore Ee Telefishanka Qaranka
February 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland ayaa waxaa ayaa si adag uga jawaabtey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid maareyihii hore ee telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Cakule. Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqyo iyo Agaasimaha Maamulka iyo lacagta ee Wasaaradaasi Md Xassan Maxamuud Maxamed ayaa eedeymahaas si adag uga jawaabey. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Fadeexada Badhasaab Gobolka Awdal Mustafe Shiine Oo Sheegay In Qaranka Lagu Dhisi karo In Gad... Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Qaabkii Goluhu U Ansixiyeen Miisaaniyada Iyo Meelaha Kharashka ... DAAWO; Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Qayb ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|