Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Sheegtay In Ay Talaabo Ka Qaadi Doonto Cidii Dalka Keenta Siidh Qaldan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Sheegtay In Ay Talaabo Ka Qaadi Doonto Cidii Dalka Keenta Siidh Qaldan
February 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa sheegay in talaabo adag ay ka qaadi doonaan Dad la sheegay in ay Dalka keeneen Siidh qalad ah waxaanu sidoo kale fariin u diray dhamaan Beeralayda Dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS