|
|||||
WAJAALE NEWS
Wargeyska Washington Post Oo Warbxin Ka Qoray Dekadda Dooraale Iyo Shirkadaha Lafilayo In Ay La Wareegaan Gacan ku Haynteeda.
February 27, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wargayska kasoo baxa dalka Maraykanka Ee Washington Post ayaa warbixin lagu daabacay waxaa lagu sheegay shirkado shisheeyo oo quudaraynaya in ay la wareegaan maamulka dekeda Dooraale oo dhawaan dawlada jabuuti ku dhawaaqday in ay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay shirkada DP World, Daawo Warbixintan Oo Ay Soo Diyaariyeen Tvga Horn Cable. https://youtu.be/p-EeH_hUYIQ COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|