War Deg Dega Daawo: Mudaharaadyo Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama
February 11, 2018 - Written by Reporter:
Borama (W,N):- Mudaharaadyo rabshado wata oo lagaga soo horjeedo cashuuro dheeriya oo lagu kordhiyay Ganacsatada kala duwan ee Magaalada Boorama ayaa maanta ka dhacay gudaha Magaalada Boorama.