|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Hada Xilal Cusub Magacaabay
February 22, 2018 - Written by Reporter:WAR-SAXAAFADEED: 22/02/2018 Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan; Waxaan Go’aamiyey: In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin: Tir Magaca Xilka
Masuuliyiinta xilka wareejinaya, waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii Qaran, muddadii ay xilka hayeen. ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi
Related posts:Dadweynaha Degmada Tog wajaale Sideebay U Dareemeen Maamulka Cusub Ee Loo Magacaabay Iyo Dareenka So... Dawladdii Intay 40 Baabuur Cashuurtii Danyarta Ku Kaxaysatay Ayay Tidhi Waan Ku Soo Dhaweynaynaa" Ja... “Farmaajo Mustaqbalkiisa Siyaasadeed Waa Lasoo Gabagabeeyay, Waa Inuu Ku Daydaa Saaxiibkiis Mursal..... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|