|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Hada Xilal Cusub Magacaabay
February 22, 2018 - Written by Reporter:WAR-SAXAAFADEED: 22/02/2018 Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan; Waxaan Go’aamiyey: In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin: Tir Magaca Xilka
Masuuliyiinta xilka wareejinaya, waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii Qaran, muddadii ay xilka hayeen. ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi
Related posts:Daawo-'Anuu Ragga Qaarkii Haddaan Maanta Ahay Waxan Odhanlahaa Waar Shacabka Rabitaankiisa Waan Arag... DAAWO ;Maxaa Ka Oohiyey Qoysaskan iyo Qurbajoogtan? Barnaamij Qiiro leh oo ka hadlaya Nolosha Dhabta... "Daawo:Xil.Qabile Xisbiga Ka Mid Maaha,Markuu Jamaal Musharaxa Noqday Ayuu Xisbiga Jambiga Ka Soo Fu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|