|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Maareeyihii Telelfishanka Qaranka Iyo Maareyihii Wargeyska Dawan Oo Xilkii Laga Qaadey
February 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxa ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey masuulyiin badan oo ay ka mid yahiin maareyihi telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Kacule iyo Maareeyihii Wargeyska Dawlada ee Dawan Sayyid.
Wasiirka ayaa waxaa uu Maareeyaha Telefishanka Qaranka u magacaabey mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Jaanbiir halka uu maareeyaha Wargeyska Dawana u magacaabey Maxamed Axmed Jaamac oo ahaa mulkiilihii wargeyska Hubaal.
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey agaasime waxed-yada kala duwan ee wasaarada warfafinta.
Halkan hoose ka akhriso warqada magacaabista
Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Danyarta Ku Hareeraysan Dhaamamka Daammi iyo Jig-jiga Yar Ee Guda... Xukuumada DDSI Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Magaalada Jig Jiga, Shaaciyayna Cida Ka Danbaysa I... Inka Badan Boqol Xildhibaan Oo Mooshin Ra'isal Wasaaraha Somalia Ka Dhan Ah Hor Dhigtay Shir Gudoonk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|