Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Wadamada SWEDEN Iyo UK Oo Maanta Hargaysa Soo Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Wadamada SWEDEN Iyo UK Oo Maanta Hargaysa Soo Gaadhay
February 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wafti Balaadhan oo ka socda Wadamada SWEDEN Iyo UK ayaa maanta soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargaysa.

Waftigan waxaa garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyay Ergayaga Wada hadalada u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya dr. Edna Aadan Ismaaciil iyo Masuuliyiin ka socday Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3TYGBYnd5w4

 

COMMENTS
LINKS