Shirkada Socdaalka Ee Sahal Oo Gaadhi Gudoonsiisay Midkamida Macaamiisha Oo ku Guulaystay Abaalmarintan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Socdaalka Ee Sahal Oo Gaadhi Gudoonsiisay Midkamida Macaamiisha Oo ku Guulaystay Abaalmarintan.
February 19, 2018 - Written by Editor:

BORAMA(W,N) Shirkada Socdaalka Ee Sahal Transport And Logistics ayaa tartan ay uqabatay macaamiisheeda kadib waxay gaadhi gudoonsiiyay Midkamida macaamiisha oo ku guulastay gaadhi ,

SAHAL 2

Munaasibada lagu bixinayay Abaalmarintan Ayaa ka dhacday Xafiiska shirkadu ku leeyahay Magaalaa Boorama Ee Gobolka Awdal,

 

COMMENTS
LINKS