|
|||||
WAJAALE NEWS
Shiinaha Oo Maraykanka Ugu Baaqay In Uu Ka Hadho Hab Dhaqanka Dagaalka Qaboow Ee Uu Wado
February 4, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):-Shiinaha ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu isaga hadho waxa uu ku tilmaamay hab dhaqanka ku salaysan dagaalka qabow, waana inuu dhinaciisa ka adkeeyaa mas’uuliyadda joojinta isku hubeynta nukliyeerka.
Bayaanka ayaa waxa uu imanayaa kaddib markii Washington ay Jimcihii shaaca ka qaadday siyaasaddeeda cusub ee nukliyeerka, taas oo ay ka mid tahay in la ballaadhiyo oo la casriyeeyo hubkeeda. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|