|
|||||
WAJAALE NEWS
Ninkii Dadka Ku Laayay Iskuulka Florida Oo Maxkamad La Soo Taagay
February 16, 2018 - Written by Reporter:Florida (W,N):- Wiil 19 ah oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dilay 17 arday oo wax ka baranayay dugsi sare oo ku yaalla gobolka Florida ayaa lasoo taagay maxkamad.
Garsoorihii maxkamadda, Kim Theresa Mollica, ayaa Cruz u sheegay inuu ku eedeysanyahay danbiyo halis ah. Garsooraha ayaa amray in xabsiga lagu sii hayo Cruz. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dhammaan saraakiisha waddanka kala hadli doono sidii xal loogu heli lahaa mushkiladaha dhinaca maskaxda si looga hortago kuwa geysta dil wadareedka gudaha Mareykanka. Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laba Masuul Isku Xil Qudha U Wada Magacaabay!Iyo Dareenada Ku Xeeran. DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti Iyo Farmaajaha Muq... Eng Saalax Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sobobta Uu Xiligan Uga Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Uu Mudada Dheer ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|