|
|||||
WAJAALE NEWS
Milateriga Namibia Oo Loo Waayay zaad Iyo Cunto
February 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Kumanaan kun oo ka tirsan militariga dalka Namibia ayaa fasax loo direy kadib markii sida la sheegay la waayay lacag loogu iibiyo raashiinka askarta loo kariyo. Waxaa xitaa la waayay lacag lagu bixiyo biyaha, iyo korontada xerooyinka ciidanka.
Askarta hadda fasaxa ku maqan ayaa lagu wargaliyay in aysan shaqada kusoo laabanin. Related posts:“Waxaan Idiin Xaqiijinayaa In Kiiskaasi Aanu Gacanta Ku Hayno, Gurigiisa Uu Joogo Oo Uu Qol Ku Xidha... Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Kormeer UKuurgalida Xaalada Abaaraha ku Tega... Daawo:Waftigii Qalinka Ku Soo Duugay Saldhiga Militari Ee Berbera Oo Saaka Dalka Ku Soo Noqday Kana ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|