|
|||||
WAJAALE NEWS
Milateriga Namibia Oo Loo Waayay zaad Iyo Cunto
February 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Kumanaan kun oo ka tirsan militariga dalka Namibia ayaa fasax loo direy kadib markii sida la sheegay la waayay lacag loogu iibiyo raashiinka askarta loo kariyo. Waxaa xitaa la waayay lacag lagu bixiyo biyaha, iyo korontada xerooyinka ciidanka.
Askarta hadda fasaxa ku maqan ayaa lagu wargaliyay in aysan shaqada kusoo laabanin. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|