|
|||||
WAJAALE NEWS
Marooko Iyo Nigeria Oo Maanta Ku Tartamaya Finalka Koobka Qaramada Kubada Cagta Qaraada Afrika Ee ChAN
February 4, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):-Koobka Qaramada kubadda cagta ee qaaradda Afrika ee CHAN ayaa maanta magaca laga badeli doonaa kaddib marka ay maanta fiinaalka ku kulmaan Marooko oo tartankaasi martigelinaysa iyo xulka Nigeria.
Xulka Nigeria ayaa doonaya inuu noqdo dalkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda galbeedka Afrika oo koobkan ku guulaysta, hasayeeshee waa inay ka adkaadaan kooxda sida wanaagsan u dheesha ee Marooko kuwaas oo weliba haysta taageero aad u badan. Related posts:Waxgaradka Iyo Dhalinayarada Gobolka Awdal Oo Soo Saaray War Murtiyeed Ay Kaga Hadlayaan Xaalada Dal... DAAWO;-Shacabka Somaliland Sidee Ayay U Arkaan Muuqaalkii Uu Soo Duubay Askariga Reer Jabuuti Iyo Ka... “Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay''Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|