Hargaysa (W,N):-Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland ayaa maanta shaaciyay kulan lagu gorfayn doono ilaalinta nabad galiyada iyo qaranimada Somaliland,waxaana kulankaas lagu wadaa in ay ka soo qayb galaan Gudoomiyaasha Xisbiyada Mucaaridka iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka tirsan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office