Maayar Soltelco Oo Sheegay In Aanay Shaqaalaha Dawlada Hoose 2 Bilood Wax Mushahara Qaadan Intii Uu Xoghayihii Hore Joogay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayar Soltelco Oo Sheegay In Aanay Shaqaalaha Dawlada Hoose 2 Bilood Wax Mushahara Qaadan Intii Uu Xoghayihii Hore Joogay
February 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa sheegay in aanay shaqaalaha Dawlada Hoose wax mushahara qaadan 2 bilood intii uu Xoghayihii hore joogay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS