Hargeysa (W,N):- Kominshanka doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la yeeshay guddida jogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaa ay sheegen in doorashadii baarlamaanka iyo golayaasha deeganka dalku ay xiligii doorashadu xukuntey oo ah sanadka danbe ee 2019 ay dhici doonto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/IDnv80ztFso
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office