|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Daawo-Gudoomiyaha Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Fulinta Qorshe Cusub oo Degmada Lagu Sameynayo Fariina U Diray Shacabka.
February 20, 2018 - Written by Editor:Gudoomiyaha Degmada Togwajaale Mudane Xaashi Maxamuud Cabdi Oo maanta Xafiiskiisa ugu Waramay Telefishanka Bulsho Tv Ayaa Ka Waramay Qorshihii madaxweynaha Somaliland Amarka Ku Bixiyey In Laga Hirgaliyo Degmada Islamarkaana La Sameeyo Townplane Qorshe magaaleed Lagu Qurxinayo Degmada Waxaana uu Gudoomiye Xaashi Ku Dheeraaday Muhiimada Uu U Leeyahay Qorshahani Degmada Isagoona Si Adag Ugula Dardaarmay Inaan laga Hor iman Hirgalinta ama fulinta Amarkaasi madaxweynaha Oo Dan Weyni ugu Jiro Magaalo Ganacsiyeed Wajaale Qaab ahaan Bilic Ahaan Iyo Badbaadada Dhibaatada Dabka iyo wixii La Hal maala Siloo helo Faalal Wadooyin Gaadiidka iyo Bulshadu u mari karaan isagoona Arrimahaasi Ka Hadlay Waxa Uu yidhi Gudoomiye Xaashi. Related posts:Guud Ahaan Goobihii Diiwaangalinta Dalka Oo ALbaabada Laysugu Laabay Kadib Lacag La’aan Soo Food Saa... Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaab... Murrashax Cirro Oo Ka Hadlay Isu Soo Baxyadii Ay Taagerayasha Waddani Ka Sameyen Gobolada Iyo Degmoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|