|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Akhri ;Magacyada 25 Wariye Oo Wasiirka Warfaafinta Jsl Shaqadii Iyo Musharkiiba ka Joojiyay,
February 28, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Dhaqanka Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa maanta soo saaray qoraal uu shaqada iyo musharkaba kaga joojinayo 25 wariye oo kamida shaqaalaha wasaarada kuwaasi oo dhawaan warbaahinta ka sheegay cabasho ay ka qabaan hab maamulka wasiirka . Dhanka kale wasiir warfaafinta ayaa wax talaabo ah ka qaadin wariyayaal kale oo iyaguna warbaahinta ka hadlay iyagoo u jawaabaya kuwan uu shaqo joojinta iyo hakin mushaharka ku sameeyay. HALKAN KA AKHRI MAGACYADA XUBNAHAN SHAQADA IYO MUSHARKABA LAGA JOOJAY.
Related posts:Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xoog Ciidan Kula Wareegay Goobtii loo Diyaarinayay Soo Dhawaynta Mushara... Daawo:Wafti Wasiiro ah Oo Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Qadar Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA,Oo Wasaarada Warfaafinta Ugu Baaqay In Ay ka Noqoto Go’aanka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|