Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xalada Dalku Ku Suganyahay Iyo Khilaafka Wasarada Warfaafinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xalada Dalku Ku Suganyahay Iyo Khilaafka Wasarada Warfaafinta
February 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay xaalada uu Dalku ku suganyahay iyo Abaaro Ba’an oo laga soo sheegayo Gobolada Somaliland waxaanu, Sidoo kalena Gudoomiye Saleebaan Waxaa uu ka hadlay Khilaafa ka dhex aloonsan Wasaarada Warfaafinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/iu1SKV9ZOX8

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS