Dib U Habayntii Town Planka Magaalada Tog Wajaale Oo Beri La Bilaabayo Iyo Gudidii Loo Xil Saaray Oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dib U Habayntii Town Planka Magaalada Tog Wajaale Oo Beri La Bilaabayo Iyo Gudidii Loo Xil Saaray Oo Ka Hadlay
February 24, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N):- Gudidii Golaha Wasiirada ee Dhawaan Madaxwaynaha Somaliland u soo magacaabay qorshaha master plane-ka ee Magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa ku dhawaaqay in maalinta berito ah si rasmiya u bilaabmayo qorshihii dib u habaynta Magaalada Wajaale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS