|
|||||
WAJAALE NEWS
Dadka Venezuala Oo U Kala Ordaya Xadka Colombia Uu Wadankaasi La Wadaago
February 10, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Kumannaan qof oo waddanka Venezuela u dhalatay ayaa u kala orday goobaha loogaga gudbo xuduudda waddanka Colombia kaddib markii Madaxweynaha waddankaasi, Juan Manuel Santos, uu ku dhawaaqay in la adkeynayo goobaha xuduudda looga soo gudbo.
Waxaa loo ogol yahay inay xuduudda ka gudbaan dadka leh kaadhadhka gaarka ah ee xuduudda iyo qofkii wata baasaboor oo kaliya. Related posts:Wasiirka Ciyaaraha Oo Shaqadiisii Ka Doorbiday In Uu Ka Qayb Galo Munaasibadado Aan Lagu Casuumin Ha... Qaarkamid Ah Madax-dhaqameedka Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Suldaan Cade Gu... Madaxda Iiraan iyo Maraykanka Oo Ka Dareen Celiyay Heshiiska Nuclear-ka+ Dareenka Israel iyo Waddama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|